Videos

Muuqaal kale: Bandhigii Shirkadda Liibaan ee Carwada 9-aad ee ganacsiga Somaliland

Hits: 34 | Saturday September 25, 2021 - 18:24:20
Mar aanu ka qayb galnay carwadii 9-aad ee ganacsiga Somaliland oo magaalada Burco ee Gobalka Togdheer ka qabsoontay, taas oo aanu kaga qayb ahayn saliida Valvoline Engine Oil.

Click here to watch

Carwada Ganacsiyeedka 9-aad Ee Somaliland Burco

Hits: 68 | Sunday January 31, 2021 - 08:11:53
Ka Shirkad Liiban Group ahaan, waxaanu ka qayb-galnay Carwo ganacsiyeedkii 9-aad ee Somaliland ee Magaalada Burco lagu qabtay. Waxa aanu bandhigaas kaga qayb noqonay Saliida Valvoline oo Shirkadda Liban Business Group ay wakiil rasmi ah u tahay. Warbixintan ka daawo xogtaas oo dhamaystiran.

Click here to watch

Wareysi: Shirkadda Liibaan Group

Hits: 40 | Sunday December 13, 2020 - 17:30:39
Shirkadda Liibaan Group Ayaa Ka Warbixisay Tayada Noocyada Saliidaha Kala Duwan Valvoline oo ay shirkadu wakiilka Somaliland iyo Somalia-ba ay u tahay. Waxa waraysigan marti ku ah Gudoomiyaha guud ee shirkadda Liibaan; Eng/ Maxamuud Axmed Liibaan.

Click here to watch

Burco-Xaflada Daah-furka Saliida Valvoline

Hits: 275 | Sunday March 01, 2020 - 07:45:33
27/Feb/2020-Khamiis, waxa Shirkada Liibaan Electric And Solar Co, ku daah-furtay magaalada Burco Saliida Mishiinada iyo Biyaha Baabuurta ee Valvoline oo ah Shirkad laga leeyahay dalka Maraykanka, oo Shirkada LESCO ay tahay wakiilka geeska Africa siiba Jamhuuriyadda Somaliland. Xafladu waxay ka qabsoontay Hotel-ka Liibaan ee badhtamaha magaalada Burco, Somaliland.

Click here to watch