Shirkadda Liban Electric And Solar Co,
Iyada oo ka duulaysa qorsheyaasheeda kala duwan ee ay ka midka yihiin; Wax-tarka iyo u keenida adeegyo u wanaagsan bulshada Soomaalida ah meel wal oo ay dhulka Soomaaliyeed ka joogaan, waxa ay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ka sii waddaa muuqaalaynta astaamaha iyo adeegyada kala duwan ee saliida Valvoline Motor Oil. Saliidan oo ah mid laga leeyahay dalka Maraykanka, shirkadda Lesco-na ay u tahay wakiilka rasmiga ah ee Somaliland u qaabilsa, walow aanay shirkadda shaqadeedu ku koobnayn Somaliland oo keliya balse ay adeegyadeeda kala duwan gaadhsiiso meelo badan oo dhulka Soomaalida ah siiba Garowe iyo Boosaaso oo Maamulka Puntland ka mid ah.
QM: Muuqaalayntani kuma koobna keliya magalaada Hargeysa, gobalada kale ee dalkana fulintoodu waa ay ka socotaa.
Mahad ayaanu Alle weyne uga naqaynaa suuragelinta hawshan, sidoo kalena waxa mahadsan Doodi Arts oo hawshan fulinteeda qaybta ugu mudan ka qaatay.
Muuqaalaynta Saliida Valvoline
Shirkadda Liban Electric And Solar Co,